DAAWO:- Wareysi Gaar Ah Oo Ra’isulwasaaraha JFS uu Siiyey TV Qaranka
(January 3, 2018)
Ra’isulwasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa Telefishinka Qaranka Soomaaliyeed siiyey wareysi uu kaga hadlayo xaalada guud ee dalka, howlaha ugu muhiimsan ee Xukuu
Wasiir Juxa: Waan soo aragnay derbiga ay Kenya dhiseyso[Dhagayso]
(January 3, 2018)
Doolow:-Wafdi ka socday dawladda Soomaaliya oo isugu jira wasiirro, saraakiisha socdaalka oo heer federaal ah iyo kuwa maamullada gobolka ayaa Isniintii booqday magaalada Beled Xaawo, Gedo, oo u dhow
Madaxwaynaha Puntland oo baneeyey waddooyin kala xidhnaa Magaalada Gaalkacayo.[Masawiro]
(January 3, 2018)
Gaalkacyo:-Madaxwaynaha dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 03 January 2018 waxaa uu baneeyey waddooyin kala xidhnaa magaalada Gaalkacayo ee xarunta gob