Wasiir Juxaa oo ka hadlay xil ka qaadista lagu sameeyey
(January 4, 2018)
Muqdisho:-Waxaan saaka aniga oo Airport-ka u socda, si aan u agaasimo booqashada madax weynaha JFS ee Puntland, idaacaddaha ka ogaaday in xilkii la iga qaaday. Xilku waa meerto waana loo siman yahay.
Yusuf Garaad ” Ra’iisul wasaarahu waxaa uu xilka iga qaaday isaga oo howl Qaran ii diray
(January 4, 2018)
Maanta oo ah Khamiis, taariikhdu ay tahay 4-ta January sannadka 2018, oo aan xalay aniga iyo Wasiiru Dowluhu ku daahnay howl uu Ra’iisal Wasaaruhu ii xil saaray in aan maanta soo hor dhigo Golaha Wa
Ra’iisul wasaare Khayre oo xilkii ka qaaday Wasiirka arrimaha gudaha ,kan dibada iyo wasiirka ganacsiga
(January 4, 2018)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Xassan Cali Khayre ayaa 3 wasiir xilalkii ka qaaday, isla markaasna 3 wasiir oo cusub uu u magacaabay xilalkaas bannaanaaday. R