Madaxwaynaha Puntland oo Kormeeray Garoonka Diyaaradaha ee Garoowe.[Masawiro]
(January 5, 2018)
Madaxwaynaha dawladda Puntland Dr.C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa maanata oo taariikhdu tahay 05 January 2018 soo kormeeray  Garoonka diyaaradahaa magaalada Garoowe oo dhismihiisu soo gaba-geboobay