Madaxweyne Farmaajo iyo Waftigiisii oo kulan la qaatay Xukuumadda Puntland.[Masawiro]
(January 7, 2018)
Garoowe:-Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa caawa oo taariikhdy tahay 07 January 2018 ka qayb galay kulan wadatashi ah oo udhexeeyay dawladda federaalka ee Soomaaliya
Madaxweyne Farmaajo oo socdaal u kuur gelid ah ku maraya qeybo ka mid ah gobollada dalka
(January 7, 2018)
Garoowe:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ku sugan magaalada Garoowe halkaas oo uu kulamo wadatashi ah kula yeelanayo
Madaxwaynaha JFS Maxamed Cabdulahi Farmaajo oo si diiran loogu soo dhaweeyey Garoowe (Masawiro)
(January 7, 2018)
Madaxwaynaha dawladda Puntland Dr.Cabdiwe Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo taariikhdu tahay 07 January 2018 ayaa waxa uu kusoo dhaweeyay magaalada Garoowe ee caasimadda dawladda Puntland Madaxwaynaha
Mashruuca balaarinta iyo dib u dhiska masjidka Dulxija ee Boosaaso [Masawiro]
(January 7, 2018)
Boosaaso:-Waxaa dhamaan walaalaha muslimiinta lagu wargalinayaa in ay ka qayb qaataan mashruuca balaarinta iyo dib u dhiska Masjidka Dulxija oo ku yaala magaalada Boosaaso. Masjidkaan oo horay loo dhi
Madaxweynaha dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo tegay Garoowe
(January 7, 2018)
Garoowe:-Madaxweynaha dowlada Federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Farmaajo iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray magaalada Garoowe ee xarunta dowladda Puntland. Wafdiga Madaxweynaha Madaxweynaha dowl

Archives
January 2018
M T W T F S S
« Dec   Feb »
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online