Madaxweynaha JFS oo si weyn loogu soo dhaweeyey magaalada Boosaaso (Masawiro)
(January 11, 2018)
Madaxwaynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas  iyo Madaxwaynaha DF Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa maanta oo taariikhdu tahay 11 jan-2018 ayaa waxaa si diiran loogu s
Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyada oo war ka soo saaray kuraasta banaan ee Baarlamaanka JFS
(January 11, 2018)
Muqdisho:-Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyada ayaa waxaa ay war murtiyeed ka soo saaray kuraasta Xildhibaanada ee ka banaan Baarlamaanka dowladda Federaalka Soomaaliya oo mudo 6 bilood ah banaan wax
Madaxweynaha JFS Maxamed C/laahi Farmaajo oo si weyn loogu soo dhaweeyey degmooyinka Waaciye iyo Carmo
(January 11, 2018)
Carmo:-Madaxweynaha JFS Maxamed C/laahi Farmaajo iyo wafdi ballaaran oo uu hogaaminayo ayaa waxaa si weyn loogu soo dhaweeyey magaalada Waaciye ee gobolka Karkaar. Wafdiga Madaxweynaha JFS Maxamed C/l