Isimada beesha Tanade oo Sharaf Quraaceed u Sameeyay Madaxwaynaha JFS (Masawiro)
(January 14, 2018)
Madaxwaynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo Madaxwaynaha dawladda DF ee Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa maanta14 january 2018 waxaa martiqaad quraac sharaf ah u same
Masawiro Madaxweyne Farmaajo oo lagu soo dhaweeyay Koonfurta Gaalkacyo
(January 14, 2018)
Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa si weyn lagu soo dhaweeyay Koonfurta Magaalada Gaalkacyo ee Galmudug.waxaana soo dhaweeyey Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf , W