Nadwo Cilmiyeed si habsami leh uga socota magaalada Kismaayo (Masawiro)
(January 18, 2018)
Mu,tamarkii 1aad ee ka socda magaalada Kismaayo ayaa si habsami leh u socda waxaana aad u soo camiray Nadwada dadweynaha ku dhaqan magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka J/hoose. Culumada ayaa waxaa
Madaxweynaha Dawladda Puntland oo dib ugu soo Laabtay magaalada Garoowe ee Caasimadda Puntland.[Masawiro]
(January 18, 2018)
Garoowe:-Madaxwenaha dawladda Puntland Dr. C/weli Maxamed Cali Gaas oo safar shaqo ugu maqnaa magaalada Dhuuso-Mareeb ee caasimadda maamulka Galmudug ayaa caawa oo ay taarikhdu tahay 18 Januaray 2018
Heshiis Gal-Mudug iyo maamulka Gobollada dhexe oo ka furmay Dhuuso-mareeb.[Masawiro]
(January 18, 2018)
Dhuuso-mareeb:-Magaalada Dhuuso-mareeb ee xarunta maamulka Gal-Mudug ayaa saaka waxaa ka furmay shir lagu dhameystiryo heshiisyo ay horay u wada gaareen maamullada Galmudug iyo maamulka Gobollada dhex
Shir Culimada Somalia uga socda Kismaayo oo laga waraystay Sh Bashiir Axmed Salaad[Dhagayso]
(January 18, 2018)
Kismaayo:-Qaar ka mid ah culumaa'udiinka Soomaaliya ayaa ku shirsan magaalada Kismaayo, shirkaas oo dhowr maal mood halkaas ka socon doono. Inkastoo waayadan la hadal-yey in ay culumadan arrimo siyaas
Madaxweynaha oo bogaadiyay kaalinta culumada iyo dhallinyarada ee hawlaha dib u heshiisiinta Gal-Mudug
(January 18, 2018)
Dhuusamareeb:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kulamo wada tashi kula qaadanaya magaalada Dhuusamareeb qeybaha bulshada ayaa ku ammaanay culumada