Madaxweyne Farmaajo oo socdaalka dib u heshiisiinta ku maray Balanballe, Xeraale, Huurshe iyo Caabudwaaq[Masawiro]
(January 20, 2018)
Caabudwaaq:- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo oo socdaalka nabadda iyo dib u heshiisiinta ku maraya deegaannada ka tirsan Dowlad Goboleedka Galmudug ay
Wasaaradda Arrimaha Dastuurka oo kulan wadatashi ah la yeelatay dhalinyarada.[Masawiro]
(January 20, 2018)
Muqdisho:-Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa kulan wadatashi ah oo ku saabsanaa Geedi-socodka Dib-u-eegista Dastuurka la yeelatay Golaha Dhalinyarada Qaranka iyo Ur
Madaxweynaha JFS oo si weyn lagu soo dhaweeyey deegaanka Balanbale
(January 20, 2018)
Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta si weyn loogu soo dhaweeyey Deegaanka Balanbale ee Gobolka Galgaduud. Wafdiga Madaxweynaha JFS ayaa si diiran loogu soo dhaweeyey de
Nadwo diiniya oo xalay ka bilaabatay magaalada Berbara (Masawiro)
(January 20, 2018)
Berbara:- Waxaa xalay si habsami leh uga bilaawday magaalada Berbara Nadwo cilmiyyeedkii sedaxdaad taas oo la qabto sanad walba waxaana lagu qabatay Masaajidka Shide Yare Berbera . Xalay waxaa Muxa