Madaxweynaha oo dhagax dhigay dhismaha Dekedda Hobyo iyo mashaariic kale (Masawiro)
(January 23, 2018)
Hobyo:- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo gaaray magaalada Hobyo ee gobolka Mudug, ayaa dhagax dhigay dhismaha Dekedda Hobyo iyo waddo laami ah oo