Wasiirka Boostada & Isgaarsiinta oo sheegay in la dhisayo Hay’ad nidaamisa isgaarsiinta dalka
(January 24, 2018)
Wasiirka Boostada, Isgaarsiinta & Teknoolojiyada, Mudane Eng Cabdi Cashuur Xasan, ayaa sheegay in mudnaanta 1aad ee Wasaaradda xilligan ay tahay sidii loo dhisi lahaa Hay’adda Isgaarsiinta Qaran
R/W ku xigeenka JFS oo Shir Guddoomiyay Kulan Looga Hadlayay Horumarinta Soomaaliya
(January 24, 2018)
Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Mahdi Maxamed Gulleed (Khader) ayaa maanta shir guddoomiyay kulan Bille ah oo looga hadlo horumarinta iyo qiimaynta mashaa
Madaxweyne Farmaajo oo magacaabaya guddi ka shaqeeya dabagalka mashaariicdii uu dhagax dhigay
(January 24, 2018)
Muqdisho:- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa sheegay in dhawaan uu magacaabayo guddi ka shaqeeya, dabagalka fulinta mashaariicda horumarineed ee