Ciidamada JFS iyo kuwa AMISOM oo howlgallo ka wada Gobalka Hiiraan

January 10, 2018 - Written by Editor

Ciidamada Milateriga ee JFS iyo kuwa AMISOM, gaar ahaan Ciidamada Itoobiya ayaa howlgalo ka dhan ah kooxda Al-Shabaab waxay ka wadaan deegaano ka tirsan Gobolka Hiiraan oo ay ku sugnaayeen kooxda Al-Shabaab.

Ciidamada Milateriga ee Dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ayaa ku sheegay howlgaladooda in ay doonayaan in ay furaan wadooyin ay gooyeen kooxda Al-Shabaab wadooyinkaas oo hoos yimaada Degmooyinka  Baladweyne, Maxaas iyo Matabaan ee gobalka Hiiraan .

Taliyaha Ciidanka Xoogga ee Gobalka Hiiraan Jen Tawane Axmed Gurey oo la hadlay Warbaahinta ayaa sheegay in u jeedkoodu uu yahay, sidii Al Shabaab looga saari lahaa guud ahaan gobalka Hiiraan

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
January 2018
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online