Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyada oo war ka soo saaray kuraasta banaan ee Baarlamaanka JFS
January 11, 2018 - Written by EditorMuqdisho:-Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyada ayaa waxaa ay war murtiyeed ka soo saaray kuraasta Xildhibaanada ee ka banaan Baarlamaanka dowladda Federaalka Soomaaliya oo mudo 6 bilood ah banaan waxaana golaha iskaashiga ay ka horyimaadeen go’aanka Maxkamadda sare ee gal dacwadeed ugu furtay kuraasta Xildhibaanada.
Hoos ka akhriso warsaxaafeedka ay soo saareen Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyada.
A/cawaale
Halgan.net