Madaxweynaha JFS oo si diiran loogu soo dhaweeyey magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug

January 13, 2018 - Written by Editor

Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Wafdi uu hoggaaminaayo ayaa goor dhow Gaaray Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug . Wafdiga Madaxweynaha JFS ayaa waxaa garoonka Diyaaradaha Gaalkacyo ee Claahi Yuusuf Axmed si diiran ugu soo dhaweeyey masuuliinta heer gobal iyo mid Degmo iyo kumanaan ka mid ah Shacabka ku dhaqan Magaalada Gaalkacyo.

Wafdiga Madaxweynaha ayaa waxaa socdaalkiisa ku weheliya Madaxweynaha Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas iyo xubno ka tirsan labada gole ee xukuumada Puntland .

Madaxweynaha JFS ayaa waxaa uu u sii gudbi doonaa deegaanada Galmudug oo si weyn loogu diyaargaroobayo soo dhaweyntiisa .

Faahfaahinta iyo Masawirada soo dhaweynta Madaxweynaha JFS ee magaalada Gaalkacyo dib baan idiinka soo gudbin doonaa Inshalaah

M_M Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
January 2018
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online