Madaxweynaha JFS oo si weyn lagu soo dhaweeyey deegaanka Balanbale

January 20, 2018 - Written by Editor

Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta si weyn loogu soo dhaweeyey Deegaanka Balanbale ee Gobolka Galgaduud.

Wafdiga Madaxweynaha JFS ayaa si diiran loogu soo dhaweeyey degmada Balanbale waxaana uu uga sii gudbi doonaa deegaanka Xeraale iyo Degmada Cabudwaaq.

Wafdiga Madaxweynaha ayaa waxaa socdaalkiisa ku weheliaya Masuuliin iyo waxgarad ka soo jeeda gobalka Galgaduud waxaana ay wafdiga madaxweynaha kala hadleen baahida ka jirta gobalka Galgaduud gaar ahaan Degmada Balanbale .

Degmada Caabudwaaq iyo deegaanka Xeraale ayaa haatan waxaa ku wajahan Wafdiga Madaxweynaha JFS



 Maxamed Cabdullaahi Farmaajo 

A/Cawale

Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
January 2018
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online