Madaxweyne DFS iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray magaalada Addis Ababa

January 27, 2018 - Written by Editor

Madaxweynaha DFS  iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo galabta gaaray magaalada Addis Ababa, halkaas oo uu ka furmi doono maalinta berri ah Shir Madaxeedka Midowga Afrika. Shirkan oo ah kii 30-aad ee Madaxda Afrika isugu yimaaddaan.

Shir Madaxeedka Midowga Afrika ayaa waxaa looga hadli doona dagaalka lagula jiro musuqmaasuqa iyo xoojinta Amniga waxaana hogaamiyaasha Midowga Afrika ayaa si wada jira u qorfeyn doona arimo kala duwan.

Madaxweynaha JFS  ayaa inta uu ku sugan yahay Midowga Afrika waxaa la filayaa in uu kulamo la yeesho madaxda hoggaamiyaasha dalalka Afrika.

Magaaladda Addis Ababa waxaa horey ugu sugnaa wafdi uu hoggaaminayey Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Axmed Ciise Cawad oo gogol xaar u ahaa Wafdiga Madaxweynaha DFS Maxamed Claahi Farmaajo.

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
January 2018
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online