Mashruuca balaarinta iyo dib u dhiska masjidka Dulxija ee Boosaaso [Masawiro]

January 7, 2018 - Written by Editor

Boosaaso:-Waxaa dhamaan walaalaha muslimiinta lagu wargalinayaa in ay ka qayb qaataan mashruuca balaarinta iyo dib u dhiska Masjidka Dulxija oo ku yaala magaalada Boosaaso. Masjidkaan oo horay loo dhisay sanadkii 1999, ayaa hadda balaarin iyo dib u dhisid lagu samaynayaa.

Waxaana maantay ay soo bandhigeen gudiga ku howlanaa dib u dhiska masjidka qarash lagu qiyaasay inuu galayo, waaana: 300,000$ (sadex boqol ookun oo doolar).

Hoos ka eeg Wixii faah faahin ah kala xiriira numbarada hoos ku qoran .

Halgan.net

 

Leave a comment

*

Archives
January 2018
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online