Nadwo diiniya oo xalay ka bilaabatay magaalada Berbara (Masawiro)

January 20, 2018 - Written by Editor

Berbara:– Waxaa xalay si habsami leh uga bilaawday magaalada Berbara Nadwo cilmiyyeedkii sedaxdaad taas oo la qabto sanad walba waxaana lagu qabatay Masaajidka Shide Yare Berbera .

Xalay waxaa Muxaadarada koowaad waxa galay Sh Jimcaale Maxamed Xaashi oo ka mid ah culimada goblka saaxil ee berbera waxaanay ku saabsanayd waxyaalah qalbiga nooleeyay oo uu sheekhu si xeel dheer uga hadlay .

Nadwada oo ahayd mid si weyn ay u soo buuxdhaafiyeen dadweynaha ku dhaqan magaalada Berbara ayaa nadwada furay isku duwaha wasaarda diinta iyo awqaafta ee goblka saaxil Sh Maxamed Axmed Xuseen oo isaguna soo dhaweeyay nadwdaan iyo mawaadiicda ay ka hadleyso wuxuuna  sheegayna in ay wasaardu garab taagantahay wixii tashiilaad ahna ay u samaynayso culimada.

Nadwada ayaa waxaa socon doontaa mudo isbuuc ah waxaan ka mid ah culumada ka qeyb galeysa .

1-Sh Axmed Maxamed Suleymaan.
2-Sh Maxamed Cali Gadhle
3-Sh Xasan Khayr
4-Sh Mustafe Aden Maxamed
5-Sh Jimcaale Maxamed Xaashi
6-Sh Dr Xasan Sh Cali Warsame
7-Sh Feysal Cali Faarax
8-Sh Cismaan Cali Xusen

Musasada Al-karam 
Berbara
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
January 2018
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online