Ogaysiis Muhiim ah:-Nadwo Cilmiyeed ka bilaaban doonta magaalada Berbera.

January 17, 2018 - Written by Editor

Berbara:- Waxaa la ogaysiinaya dhamaan bulshada ku dhaqan Magaalada Berbera iyo nawaaxigeeda in Nadwo Cilmiyeedkii sannadlaha ahay ay ka bilaaban doono magaalada Berbara 20/1/2018 Habeenka sabtidu soo galayso gaar ahaan Masjid Jaamica Shide Yare (Berbera)
Waxaana Ka soo qayb gali doona culimo iyo Dakaatiro ka mid ah culimadeen waawayn ee waxaan ka mid ah culimadaas :
1-Sh Maxamed Cali Gadhle (Hargeysa )
2-Sh Cusmaan Cali Xuseen (Hargeysa )
3-Sh Dr Xasan Sh Cali Warsame (Burco )
4-Sh Xasan Khayre Dirir (Boorame )
5-Sh Faysal Cali Faarax (Burco )
6-Sh Jimcaale Maxamed Xaashi (Berbera )
7-Sh Mustafe Aadem Maxamed (Burco)
8-Sh Axmed Maxamed Suleymaan(laascaanood )

Nadwadan ayaa socon doonta hadii alle idmo muddo usbuuc ah habeen kastna waxaa la qaban doonaa hal muxaadaro iyo Fataawooyin ay culumada uga jawaabayaan su,aalaha dadweynaha ka soo qeyb galaya Nadwada.

Nadwada ayaad waxaa kala socon doontaa inshalaah Halgan.net

Musasada Al-Karam
Berbara
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
January 2018
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online