Sh.Dirir oo ku baaqay in la joojiyo colaad ka jirta Gobolka Sool kuna baaqay in la wada hadlo.[ Video]

January 21, 2018 - Written by Editor

Hargeysa:-Sh.Maxamed Cumar Dirir oo ka mid ah culimada Soomaaliyeed kuwooda ugu waaweyn ayaa maalintii Jimacada waxaa uu khudbadii Jimce ka dib jeediyey waano guud oo uu ka digayo in dadka Soomaaliyeed dhexdood laga dhex alooso dagaalo ku slaayam qaab beeleed.

Sh.Dirir ayaa waxaa uu ka hadlay colaada ka soo cusboonaatay Gobolka Sool guud ahaan gaar ahaan deeganka Tukaraq oo ay usbuucii la soo dhaafay ciidamo daacada u ah S/land ay qabsadeen halka kuwa Puntland ay ka baxeen deegaanka iyadoo wax dagaal ah uusan ka dhicin.

Sh.Dirir ayaa baaq nabadeed u jeediyey maamulka S/land iyo Puntland waxaana uu shiikhu ugu baaqay in la joojiyo colaada oo wax faa’ido ah aan cidna ka helayn bulshada Soomaaliyeed na ay ogaatay khasaraha iyo dhibaaatada laga dhexlay dagaalkii qabilka.

waxan u shiikhu wax lagu xumaado ku tilmaamay in shacabka Muslinka ah loo kala sameeyo xuduudo gumaysi dhigay ka dibna ay iyagu isku laayaan.

Hoos ka Daawo Sh.Dirir oo ku baaqay in la joojiyo colaad ka jirta Gobolka Sool kuna baaqay in lana wada hadlo

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
January 2018
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online