Shir Culimada Somalia uga socda Kismaayo oo laga waraystay Sh Bashiir Axmed Salaad[Dhagayso]

January 18, 2018 - Written by Editor

Kismaayo:-Qaar ka mid ah culumaa’udiinka Soomaaliya ayaa ku shirsan magaalada Kismaayo, shirkaas oo dhowr maal mood halkaas ka socon doono. Inkastoo waayadan la hadal-yey in ay culumadan arrimo siyaasadeed ugu shirayaan Kismaayo, haaddan Sh.Bashiir Axmed Salaad oo hoggaaminayo Wafdigan Culumaa’udiin ah ayaa sheegay in ujeedkeeda uu yahay nabadeynta dadka deegaanka iyo ka wacyigalinta dadka Qabyaalada.

Hoos ka Dhagayso Sahra Cabdi Axmed oo khadka telefoonka Kismaayo ugu waramay Sheikh Bashiir Salaad isagoo ku sugan Kismaayo.

VOA

Leave a comment

*

Archives
January 2018
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online