Wasiir Dowlaha dekedaha Puntland Axmed Saciid oo lagu dhaawacay Boosaaso

January 31, 2018 - Written by Editor

Boosaaso:-Wararka naga soo gaaraya Magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari  ayaa waxaa ay sheegayaan in  Wasiiru dowlihii wasaaradda dekaddaha Puntland, Axmed Saciid galabta lagu dhaawacay magaalada Boosaaso.

Rag hubaysan ayaa rasaas ku furay gaari uu la socday Wasiiru dowlihii wasaaradda dekaddaha Puntland, Axmed Saciid waxaana dhaawaca uu ka gaaray gacanta iyo feeraha waxaana haatan xaaladiisa caafimaad lagu dabiibayaa isbitaalka magaalada Bosaaso.

Ciidamada Ammaanka Puntland ayaa ku guuleystay in ay gacanta ku dhigeen kooxdii dhaawacday Wasiiru dowlihii wasaaradda dekaddaha Puntland, Axmed Saciid.

Warar is Khilaafsan ayaa ka soo baxaya cida dhaawacday Wasiiru dowlihii wasaaradda dekaddaha Puntland, Axmed Saciid wararka qaar ayaa sheegaya in askar ka tirsan ciidanka amaanka oo rasaas furay ay si qaldan u dhaawaceen .

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
January 2018
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online