Wasiir Juxa: Waan soo aragnay derbiga ay Kenya dhiseyso[Dhagayso]

January 3, 2018 - Written by Editor

Doolow:-Wafdi ka socday dawladda Soomaaliya oo isugu jira wasiirro, saraakiisha socdaalka oo heer federaal ah iyo kuwa maamullada gobolka ayaa Isniintii booqday magaalada Beled Xaawo, Gedo, oo u dhow xudduudda Soomaaliya ay la leedahay Kenya.

Wafdigan ayaa u kuur galayay walaaca ay qabaan dadka qaar ee ku aaddan in Kenya ay derbi ka dhiseyso xadka labada dal, islamarkasina uu derbigaasi uu soo galay gudaha Soomaaliya.

Haddaba, wafdigaasi oo uu hoggaaminayey wasiirka arrimaha gudaha iyo federaaleynta Cabdi Faarax Juxa waxay haatan kusoo laabteen magaalada Doolow. Haaruun Macruuf ayaa khadka telefoonka ku waraystay wasiirka, waxaana uu weydiiyey wixii ay soo arkeen?

Hoos ka Dhagayso waraysiga wasiirka arrimaha gudaha iyo federaaleynta Cabdi Faarax Juxa.

A/cawaale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
January 2018
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online