Xaflada furitaanka garoonka diyaaradaha Gen. Maxamed Abshir Muuse oo ka socota Garoowe.[ Live Daawo]

January 8, 2018 - Written by Editor

Garoowe:-Waxaa maanta si rasmi ah loogu daahfuray magaalada Garoowe ee xarunta Dowladda Puntland Garoonka diyaaradaha ee Garoowe oo loogu magacdaray Gen. Maxamed Abshir Muuse Airport. Garoonka ayaa waxaa loogu magacdaray Allaha Gen. Maxamed Abshir Muuse oo ahaa Taliyihii ugu horreeyey ee ciidanka Police ka Soomaaliyeed magac iyo maamuusana ku dhex lahaa umada Soomaaliyeed.

Garoonka diyaaradaha ee Gen. Maxamed Abshir Muuse Airport ayaa waxaa si rasmi u furay madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo Mdaxweynaha dowladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas.

Hoos ka Daawo furiraanka garoonka diyaaradaha ee Gen. Maxamed Abshir Muuse Airport

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
January 2018
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online