Madaxweyne Farmaajo oo warqadaha aqoonsiga safiirnimo ka guddoomay Danjiraha dalka Isbaanishka
(February 28, 2018)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa waraaqaha Aqoonsiga ka guddoomay Danjiraha cusub ee dalka Isbeyn u qaabilsan Soomaaliya Mudane Javier Garcia D
Madaxweynaha Dawladda Puntland oo qaabilay Wafdi ka socdey Dawladda Masar iyo DFS.[Masawiro]
(February 28, 2018)
Garoowe:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay taarikhdu tahay 28 Feb 2018 waxaa uu qasriga madaxtooyada ee Garoowe ku qaabiley wafdi balaaran oo uu hogaamin
Puntland oo sii daysay Maxaabiis ka tirsanaa Al-shabaab ee oo lagu hayey guri ku yaal Garoowe
(February 27, 2018)
Garoowe:-Warar soo gaaraya Halgan.net ayaa sheegaya in ay jiraan dagaalyahanadii ururka al-shabaab ee lagu qabtey dagaalkii ku dhexmaray Puntland iyo Shabaab deegaanada Suuj, Garmaal iyo Garacad in mu
Siyaasiyiin ku eedeeyey maamulka Puntland inuu maagan yahay muddo korodhsi.[Dhagayso]
(February 27, 2018)
Garoowe:-Siyaasiyiin ku bahoobay urur ay u bixiyeen Puntland Focus Group ayaa madaxda maamul goboleedka Puntland ku eedeeyey in aanay waxba ka qaban arimaha ay ka midka yihiin nabad gelyada iyo arimah
R/wasaaraha JFS oo maanta u amba baxay dalka Imaaraadka Carabta
(February 26, 2018)
R/wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre iyo wafdi uu horkacayo ayaa saaka u ambabaxay Isutagga Imaaraadka Carabta. R/wasaaraha ayaa waxaa socdaalkiisa ku weheliya xubno k
Shirkadda Golis oo soo bandhigtay qiima dhimistii Internet-ka Fiber Optic-ga
(February 26, 2018)
Garoowe:-Shirkadda Golis Telecom Somalia ayaa soo bandhigtay qiime dhimistii ugu balaarnayd ee ay ku samaysay Internetka laga isticmaalo moobeelada. Qiime dhimistan oo ah xirmooyin internet ah (Bundle
Madaxweynaha Puntland oo Magacaabay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Shaqada, Shaqaalaha
(February 26, 2018)
Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 26 February 2018 xafiiskiisa kasoo saaray wareegtu lagu magacaabay Agaasimaha Guud ee Wasaarada Shaqad
Madaxweynaha Puntland oo Kaqayb Galay Xafladda Qalin Jebinta Ardayda Jaamacadda Boosaaso
(February 25, 2018)
Garoowe:-Madaxweynaha Dawlada Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 25 Feb 2018 ka qayb galay xafladda qalin jebinta ardayda Jaamacadda Boosaaso faraceeda Garoowe, ardaydaan maanta qali
Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Gaas oo Magacaabay Agaasimeyaal.
(February 25, 2018)
Garoowe:-Digreeto ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa lagu magacaabay Agaasimaha Guud iyo Agaasime Waaxeed Wasaaradda Amniga iyo DDR Dawladda Pun
Wasiirka Amniga oo xaqiijiyey tirada Al-Shabaab caawa looga dilay Muqdisho
(February 23, 2018)
Wasiirka Amniga DFS Maxamed Abuukar Islow Ducaale ayaa xaqiijiyay in la soo afjaray howl-galkii caawa lagu soo afjarayey weerarada iyo qaraxyo ay qaadeen kooxda Al-Shabaab Wasiirka Amniga ee DFS ay

Next Page »