Senetor Cabdi Qeybdiid oo ku eedeeyey weerarka lagu qaaday hoygiisa Imaaraadka (Daawo)
(February 3, 2018)
Guddoomiyaha Guddiga Dib u eegista Dastuurka labada aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya Jen Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid ayaa maanta waxaa uu ku qabtay magaalada Muqdisho Shir jaraa,id isaga uga hadlay we
Madaxweynaha Puntland oo ka tacsiyeeyey geeridii ku timid Garaad Cali Buraale Xassan
(February 3, 2018)
Laascaanood:-Madaxweynaha Puntland Dr.C/weli Maxamad Cali Gaas ayaa waxa uu ka tacsiyeeyey geeridii ku timid Garaad Cali Buraale Xassan oo ku geeriyooday Magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool.