Doonta Al-xafiis oo ku caaridey xeebta Bosaaso oo Agabkii saarnaa laga dejinayo.[Masawiro]
(February 16, 2018)
Boosaaso:-Waxaa saaka la bilaabay in rarkii saarna laga dejiyo doonta Al-xafiis oo ku soo caarisay meel aan sidaas uga fogayn dekkada weyn ee Boosaaso ka dibna culimada , aqoonyahanka iyo ganacsata iy