Wareysi: Wasiirka Maaliyadda Cabdiraxmaan Ducaale (Dhageyso)
(February 20, 2018)
Wasiirka maaliyadda ee Soomaaliya, Dr. Cabdiraxmaan Ducaale Beyle, ayaa sheegay in qaadista canshuurta iibka ee alaabooyinka jumlada ah ay muhiim u tahay shaqada dawladda iyo dhismaha kalsoonida lagu
Ciidanka Amniga Puntland (PSF) oo soo gabgabeeyey dhiireyn ay ka wadeen magaalada Bosaaso.[ Video]
(February 20, 2018)
Boosaaso:-Ciidanka Amniga Puntland (PSF) ayaa waxay soo gebagebeeyeen wejigii labaad ee mashruuc dhirayn ah oo ay muddooyinkan dambe ka wadeen jidka 30-ka ee magaalad Boosaso ee xarunta Gobolka Bari.
Diyaarado Duqeyn ka fuliyey degmada Jamaame ee gobbolka Jubada Hoose.[Dhagayso]
(February 20, 2018)
Jamaame:-Wararka ka imaanaya degmada Jamaame ee gobbolka Jubada Hoose ayaa sheegaya in diyaarado dagaal iyo ciidamo ajanabi ah oo aanan wali la aqoonsanin ay waaberigii Talaadada weerar ku burbiriyeen
Nadwo diini ah oo ka socotay degmada Ufeyn oo la soo gabagabeeyey.[Masawiro]
(February 20, 2018)
Ufeyn:-Waxaa lugu soo gabagabeeyay Degmada Ufeyn nadwadii ugu horreysay ee degmada si rasmiya uga dhacda. Cinwaanka nadawada wuxuu ahaa “Toosnaanta” (الإستقامة) waxayna socotay saddex hab