Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Gaas oo Magacaabay Agaasimeyaal.

February 25, 2018 - Written by Editor

Garoowe:-Digreeto ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa lagu magacaabay Agaasimaha Guud iyo Agaasime Waaxeed Wasaaradda Amniga iyo DDR Dawladda Puntland, kadib markii ay kasoo baxday xafiiska Madaxweynaha Digreeto Xeer Madaxweyne Lr. 26.

February 24, 2018, Kuna Saabsan Magcaabida Agaasime Guud iyo Agaasime waaxeed Wasaaradda Amniga iyo DDR Dawladda Puntland.

 Madaxweynaha dawladda Puntland.

Markuu Arkay:   Dastuurka Dawladda Puntland.

Markuu Tixgeliyay: Aqoontooda iyo khibradooda Shaqo.

Wuxuu Xeeriyay:

  1. Waxaa Suleymaan Xaaji Cabdulle loo Magcaabay Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Amniga iyo DDR.

2.waxaa Maxamed Iimaan Cabdulaahi loo Magcaabay Agaasimaha Waaxda Miinno Saarka Wasaaradda Amniga iyo DDR.

Xeerakani Wuxuu Dhaqan Gelayaa Markuu Madaxwaynuhu Saxiixo Wuuna Saxiixay Madaxwaynuhu.

=DHAMMAAD=

XAFIISKA WARFAAFINTA, WACYI-GELINTA, HIDDAHA IYO DHAQANKA EE MADAXTOOYADA DAWLADDA PUNTLAND.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*

* Copy This Password *

* Type Or Paste Password Here *

230,375 Spam Comments Blocked so far by Spam Free Wordpress

*

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>