Nadwo Cilmiyeed ka socota magaalada Buuhoodle ee xarunat Gobalka Ceyn (Masawiro)

February 22, 2018 - Written by Editor

Buuhoodle:-Waxaa Cawa oo khamiisa 22/2/2018 Lagu ka bilaawday Masjid jaamaca ee magaalada Buuhodle Nadwo Cilmiyeedkii 4aad oo taas oo uu cinwaanka looga dhigay Horumarka Iyo Dhismaha Bulshada.

Nadwo Cilmiyedkan oo ay ka qayb qaadanaya culumada kala ah  Culimo ah .

1-Sheekh Cabdinaasir Xaaji Axmed
2-Sh Maxamuud Maxamed Xaliike
3-Sh Cabdilaahi Macalin Khaliif
4-Sh Siciid Muuse X Nuur Iyo Culima kale.

Waxaana Caawa Muxaadirada 1aad Cinwaankeedu uu ahaa Iskaashiga Iyo kaalinta uu ku leeyahay Dhismaha Ummadda waxana soo jeediyay Sh Maxamuud Xaliike.

Bulshada ku dhaqan magaalada Buuhoodle ayaa si wacan u soo dhaweeyay soona camiray Nadwada si ay culumada uga faa,ideystaan .

Muxaadaraadka oo Dhamaystiran waxaa kala socon doontaa Inshalaah Halgan.net

Halgan.net
Buuhoodle

Leave a comment

*

Archives
February 2018
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online