Wareysi: Wasiirka Maaliyadda Cabdiraxmaan Ducaale (Dhageyso)
(February 20, 2018)
Wasiirka maaliyadda ee Soomaaliya, Dr. Cabdiraxmaan Ducaale Beyle, ayaa sheegay in qaadista canshuurta iibka ee alaabooyinka jumlada ah ay muhiim u tahay shaqada dawladda iyo dhismaha kalsoonida lagu
Ciidanka Amniga Puntland (PSF) oo soo gabgabeeyey dhiireyn ay ka wadeen magaalada Bosaaso.[ Video]
(February 20, 2018)
Boosaaso:-Ciidanka Amniga Puntland (PSF) ayaa waxay soo gebagebeeyeen wejigii labaad ee mashruuc dhirayn ah oo ay muddooyinkan dambe ka wadeen jidka 30-ka ee magaalad Boosaso ee xarunta Gobolka Bari.
Diyaarado Duqeyn ka fuliyey degmada Jamaame ee gobbolka Jubada Hoose.[Dhagayso]
(February 20, 2018)
Jamaame:-Wararka ka imaanaya degmada Jamaame ee gobbolka Jubada Hoose ayaa sheegaya in diyaarado dagaal iyo ciidamo ajanabi ah oo aanan wali la aqoonsanin ay waaberigii Talaadada weerar ku burbiriyeen
Nadwo diini ah oo ka socotay degmada Ufeyn oo la soo gabagabeeyey.[Masawiro]
(February 20, 2018)
Ufeyn:-Waxaa lugu soo gabagabeeyay Degmada Ufeyn nadwadii ugu horreysay ee degmada si rasmiya uga dhacda. Cinwaanka nadawada wuxuu ahaa “Toosnaanta” (الإستقامة) waxayna socotay saddex hab
Shirka Gollaha Wasiiradda oo lagu Ansixiyay Taliyeyaasha Ciidanka Boliiska, NISA iyo Asluubta
(February 19, 2018)
Shirka Gollaha Wasiirada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, oo uu shir guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta looga hadlay qodobo dhowr ah oo ay ka mid y
Madaxweyne Gaas oo Qasrigiisa ku qaabilay Ku-Xigeenka Wakiilka Xog-Hayaha QM
(February 17, 2018)
Madaxweynaha dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta 17 Feb 2018 qasriga madaxtooyada Garoowe waxa uu ku qaabilay wafdi uu hogaamineyey ku-xigeenka xog-hayaha guud ee qaramada mi
Doonta Al-xafiis oo ku caaridey xeebta Bosaaso oo Agabkii saarnaa laga dejinayo.[Masawiro]
(February 16, 2018)
Boosaaso:-Waxaa saaka la bilaabay in rarkii saarna laga dejiyo doonta Al-xafiis oo ku soo caarisay meel aan sidaas uga fogayn dekkada weyn ee Boosaaso ka dibna culimada , aqoonyahanka iyo ganacsata iy
Shirkii Golaha Wasiirada Puntland Oo Looga Hadlay Arrimo Muhiim ah.
(February 15, 2018)
Garoowe:-Shirkii Golaha Xukuumadda Dawladda Puntland oo uu shir-guddoominayey Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, ayaa waxaa looga hadlay, arimo muhiim ah waxaana ka mid ah
Faahfaahin Ra’iisal Wasaaraha Itoobiya Hailemariam Desalegn oo is-casilay
(February 15, 2018)
Sida lagu baahiyay Wakaaladda Wararka Dowladda Itoobiya ee marka la soo gaabiyo la yiraahdo FANA, ayaa lagu qorey In Ra’iisal Wasaaraha Dalka Itoobiya Hailemariam Desalegn uu is-casilay . Ilaa Im
The Best in the Sight of Allah | Sh. Dr. Ali Mohammed Salah (Daawo)
(February 15, 2018)
Norway:-Waxaan idiin soo gudbineynaa Muxaadaro ku baxaysa Luqada Englishka waxaana soo jeediyey Sheekh Dr Cali Maxamed Saalax Xafidahulaah Sheekha ayaa waxaa uu muxaadarada ka jeeediyey Internationa

« Previous PageNext Page »