Sh.Umal oo ka hadlay been abuur laga sameeyay dhul uu ku lahaa Kismaayo.[ Video]

February 7, 2018 - Written by Editor

Nairobi:-Sh Umal ayaa waxaa uu ka hadlay been abuur laga sameeyay dhulkii uu ku lahaa magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubbada Hoose ,Sh.Umal ayaa been abuurka laga sameeyey waxa lagu soo beegay xili uu tegay magaalada Kismaayo uuna ka soo qayb galay Mutamar diini ah oo culimo badan ay ku qabteen magaalada Kismaayo.

Been abuurka laga sameeyey dhulka uu ku lahaa Kismaayo Sh Maxamed Umal ayaa waxaa dad wax magarato ah ku faafiyeen baraha bulshada , been abuur laga sameeyey culimada dalka Soomaaliyeed ayaan ahayn midkii ugu horeeyey waxaa been abuuro badan laga faafiyey culimo badan oo Soomaali ah balse ku soo afjarmay guul daro.

Hoos ka Daawo Sh Maxamed Umal oo ka hadlay been abuur laga sameeyay dhulkii Kismaayo.

A/cawaale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
February 2018
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online