Siyaasiyiin ku eedeeyey maamulka Puntland inuu maagan yahay muddo korodhsi.[Dhagayso]

February 27, 2018 - Written by Editor

Garoowe:-Siyaasiyiin ku bahoobay urur ay u bixiyeen Puntland Focus Group ayaa madaxda maamul goboleedka Puntland ku eedeeyey in aanay waxba ka qaban arimaha ay ka midka yihiin nabad gelyada iyo arimaha dastuurka, sidoo kalena waxay ku eedeeyeen madaxdaasi in ay maagan yihiin mudo korodhsi. Ururkaasi ayaa soo saaray baaq ka kooban qodobo dhawr ah, hadaba af-hayeenka ururkaas oo la yidhaa Ciise Maxamuud Faarax (Dhoollowaa) ayaa Cabdirisaaq Xaaji Catoosh uga waramay faahfaahinta baaqa ay soo saareen iyo ujeedada ururkoodaba.

Hoos ka Dhagayso waraysiga af-hayeenka ururkaas oo la yidhaa Ciise Maxamuud Faarax (Dhoollowaa)

BBC

Leave a comment

*

Archives
February 2018
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online