Taliyaha Saldhiga Bartamaha Boosaaso oo ka waramay iska horimaad ka dhacay xalay Boosaaso.[Dhagayso]

February 7, 2018 - Written by Editor

Boosaaso:- Taliyaha Saldhiga Bartamaha ee Magaaladda Boosaso Yusuf Axmed Ciise ayaa waraysi kooban oo uu siiyey idaacadda SBC waxaa uu uga waramay weerarkii xalay ka dhacay saldhig Boolis oo ku yaal Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari. Taliyaha Saldhiga Bartamaha ee magaaladda Boosaso Yusuf Axmed Ciise ayaa xusay in koox hubaysan ay soo weerartay saldhiga Bartamaha balse ciidankii ilaalada ka ahaa ay iska caabi yeen weerarka lagu soo qaaday 2 askarina ay weerarkaas ku dhaawacmeen.

Taliyaha Saldhiga Bartamaha ee magaaladda Boosaaso Yusuf Axmed Ciise ayaa sheegay in baaritaan uu socdo ayna weli si rasmi u ogaan cid ka danbaysa weerarkii xalay lagu qaaday Saldhiga Bartamaha ee magaaladda Boosaaso.

Hoos ka Dhagayso waraysi SBC la yeelatay Taliyaha Saldhiga Bartamaha ee magaaladda Boosaaso

[audio: https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2018/02/TALIYAHA-BARTAMAHA-BOSASO-1.mp3]

Halkaan ka dhagayso Mp3

M_M_Deeq
Halgan.net 

Leave a comment

*

Archives
February 2018
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online