Wasiirada Amniga iyo Wasiirka Dekadaha ee Puntland oo kormeeray Dekadda Boosaaso (Video)

February 12, 2018 - Written by Editor

Wasiirka Amniga Puntland Axmed Cabdullaahi Yuusuf ayaa kormeer  ku tegey Dekedda macmalka ah ee Bosaaso oo dhismeheedu socdo waxaa ku weheliyey Wasiirka Dekedaha ee Puntland Siciid Maxmed Raagge Maamulka Gobolka Bari iyo kan Degmada Bosaaso.

Wafdi wasiirka Amniga ayaa waxaa uu  soo indha indheeyay sida ay u socoto shaqada gabogabada ah ee lagu dhisayo Dekedda Macmalka ah iyo hawlaha samataxbitinta Hantida saaran doonida Xafiis oo habeenkii 8aad.

Wasiirka Amniga Puntland Axmed Cabdulaahi Yuusuf ayaa waxaa uu ku amaanay  bulshada ku dhaqan magaalada Boosaaso sida ay uga qeybqaateen  Dhismaha ’ Dekedda macmalka ah ee degdega lagu dhisayl aguna badbaadiyey , Hantidii saarneyd Doonida Xafiis.

Wasiirka Amniga Puntland Axmed Cabdullaahi Yuusuf ayaa sidoo kale ka hadlay  falal amni daro ah oo todobaadkii la soo dhaafay ka dhacay magaalada Bosaaso wuxuuna sheegay in amaanka magaalada Boosaaso uu sugan yahay fallalka ka dhacana ay ula siman yihiin wadamada waaweyn.


M_M Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
February 2018
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online