Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha oo xilal ka qaaday Agaasimayaal (Akhriso)

February 10, 2018 - Written by Editor

Muqdisho:-Wasiirka Wasaarada Ganacsiga iyo Warshadaha ee xukuumada Somalia Maxamed Cabdi Xayir Maareye ayaa xilkii ka qaaday agaasimihi guud ee wasaarada iyo sidoo kale agaasimihi waaxda ganacsiga ee wasaarada.

Warqadda xilka qaadista mas’uuliyiinta ka tirsanaa Wasaarada ganacsig ayaa waxaa ku saxiixan wasiirka ganacsiga iyo warshadaha Maxamed Cabdi Xayir Maareeye .

Hoos ka akhriso Warqada xilka looga qaaday agaasimihi guud ee wasaarada iyo sidoo kale agaasimihi waaxda ganacsiga ee wasaarada.

Warqadan ayaa waxaa lagu faafiyey qaar ka mid ah warbaahinta Soomaaliya balse wili lama xaqiijin karo wasiirkana kama uusan hadal wili.

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
February 2018
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online