Ciidanka Amniga Puntland (PSF) oo qarxiyay ilaa 4 miino oo Al-shabaab ku aastay Wadada isku-xirta Balli-khadar iyo Galgala.[Masawiro]
(March 4, 2018)
Boosaaso:-Ciidanka Amniga Puntland (PSF) oo muddooyinkan dambe hawlgallo ballaaran oo iskugu jira amni sugid iyo miino baaris ka waday waddooyinka isku xira deegaanada Balikhadar, Majiyahan,Maraje,Mug
Madaxweynaha Dawladda Puntland oo Kulan la qaatay Guddoomiyeyaasha Gobollada Puntland.[Masawiro]
(March 4, 2018)
Garoowe:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa Maanta oo ay taarikhdu tahay 04 March 2018 Waxaa uu kulan gaara xafiiskiisa kula qaatey Guddoomiye yaasha Gobolada Puntland. K