Madaxweyne Farmaajo oo kormeeray xeryo ciidan oo ku yaala duleedka magaalada Muqdisho.[Masawiro]
(March 5, 2018)
Muqdisho: -Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kormeeray xeryaha ciidanka xoogga dalka ee Bangala iyo xarunta tababarka ciidanka ee Jeneraal Dhaga
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dastuurka iyo Gudoomiyaha gobolka Banaadir oo ku kulmay Muqdisho.[Masawiro]
(March 5, 2018)
Muqdisho:-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka ah ee  Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil oo ay wehliyeen Agaasimaha Guud iyo qaar ka mid ah La-taliyayaasha Wa