Wafti ka socda safaaradda Sacuudiga ee wadanka Jabuuti oo gaaray Garoowe.[Masawiro]
(March 10, 2018)
Garoowe:-Wafti ka socda safaaradda Sacuudiga ee wadanka Jabuuti oo uu ka mid yahay qunsul xigeenka iyo wakiilka Arrimaha Diinta ayaa soo gaaray magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland. Waftigan oo
Kalfadhiga 3aad ee Baarlamaanka JFS oo maanta ka furmay magaalada Muqdisho.(Daawo)
(March 10, 2018)
Muqdisho:-Kalfadhiga 3aad ee Baarlamaanka Labada Aqal ee Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare ayaa maanta waxaa uu ka furmay magaalada Muqdisho waxaana ka soo qeyb galay xubno ka socda beesha caalamka iyo
Madaxweyne Farmaajo oo furay kal-fadhiga 3-aad ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.[Masawiro]
(March 10, 2018)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa furay kal-fadhiga 3-aad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo ay si wada jir ah uga soo qeyb gale