Madaxweyne Farmaajo oo tababar u soo xiray askar ka mid noqoneysa Ciidanka Asluubta (Masawiro)
(March 21, 2018)
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo tababar u soo xiray askar ka mid noqoneysa Ciidanka Asluubta ayaa sheegay in dhammaan qeybaha kala duwan ee Ciid