Shirka Golaha Wasiirada Soomaaliya oo looga hadlay qodobo Muhiima ah.
(March 22, 2018)
Shirka Khamiis laha ee Goloha Wasiiradda Soomaaliya ayaa maanta looga hadlay Dib-u-eegista hannaanka Cadaaladeed ee Soomaaliya, Dhaqaalaha, Amnigga, Ansixinta heshiisyada Soomaaliya iyo Turki iyo Door