Ka Qeyb qaata Dhismaha Masjidka iyo Machadu Berbera Ee Barashada Culuumta Shareecada
(March 31, 2018)
Berbera:-Waxaa lagu wargalinayaa dhamaan Ahlu Khayrka Soomaaliyeed meel walba ay joogaan in ay ka qeybqaataan  Dhismaha Masjidka iyo Machadu Berbera Ee Barashada Culuumta Shareecada iyo Luqada Ca
Madaxweynaha Dawladda Puntland oo ka tacsiyeeyey geerida Eng. Abshir Muuse Saciid
(March 31, 2018)
Garoowe:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa ka tacsiyadeeyey geerida Allah hau naxariistee marxuun Eng. Abshir Muuse Saciid oo ku geeriyaaday xalay dalka Ingeriiska ga
Madaxweyne JFS oo Hakiyay Mooshinkii Baarlamaanka ee la sugayey maanta
(March 31, 2018)
Muqdisho:-Waxaa maanta baaqday kulan ay mudanayaasha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ku dhageysan lahaayeen mooshin kadhan ah Guddoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari, ka dib codsi
Madaxweynaha Puntland oo Aqbalay Iscasilaadii Sareeyo Guuto Dayr Xaaji Aadan(Akhriso)
(March 31, 2018)
Garoowe:-Madaxweynaha Maamulka Puntland Dr.Cabdiweli Gaas ayaa aqbalay iscasilaada taliye ku xigeenka ciidanka Daraawiishta Puntland, Sareeyo Guuto Dayr Xaaji Aadan, kaasoo oo bartamihii bishaan u gud