Aqalka sare oo markale go`aan ka soo saaray Mooshinka ka dhanka ah G.Jawaari (Akhriso)

March 25, 2018 - Written by Editor

Muqdisho:-Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka JFS ayaa baaq iyo talooyin ka soo saaray mar kale khilaafka xubnaha  Golaha Shacabka kaas oo ka dhashay  mooshinka laga keenay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari.

Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka JFS ayaa ugu baaqay  Xildhibaanada in ay u midoobaan gudashada waajibaadka dastuuriga ee maareynta Mooshinka waxayna ugu baaqeeen sidoo kale in laga fogaado is qabqabsiga iyo xasilooni darado siyaasadeed.

Hoos ka Akhriso Warmurtiyeed uu Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka JFS ka soo saaray Mooshinka Jawaari

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
March 2018
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online