Baarlamaanka dowladda Federaalka Soomaaliya oo Soomaaliya ka mamnuucay shirkada DP-World

March 12, 2018 - Written by Editor

Muqdisho:-Golaha Baarlamaanka dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta waxaa uu si rasmi ah u ansixiyay xeerka dhowrista gobanimada iyo Midnimada dalka Soomaaliya waxaan Golaha shacabka ay ka mamnuucaya shirkada DP World gudaha dalka Soomaaliya. Dhinac kale Madaxweynaha JFS Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa sidoo kale sheegay in dowladda Federaalka Soomaaliya inay soo dhowaynayso shirkad iyo dal kasta oo doonaya inay maal gashi ku sameeyo dalka Soomaaliya, balse loo baahanyahay in la soo maro wadada sharciga ah.

Hoos ka akhriso Golaha Baarlamaanka dowladda Federaalka Soomaaliya

 

A/cawaale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
March 2018
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online