Gudoomiye Jawaari oo Aqbalay Mooshinkii laga keenay kuna baaqay in cod lagu geliyo (Daawo)

March 18, 2018 - Written by Editor

Muqdisho:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya Maxammed Sh. Cismaan(Jawaari) oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa waxaa uu qablay mooshinkii laga keenay wuxuuna ku baaqay in cod la galiyo .

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Soomaaliya Prof Maxamed Sheekh  Cismaan(Jawaari)  ayaa beeniyay warar saacadihii la soo dhaafay la soo geliyay baraha bulshada ku wada xiriirto kuwaas oo sheegay in uu xilka iska casilayo Gudoomiye Jawaari wuxuuna ku tilmaamay mid riyo ah .

Hoos ka Daawo Shirka jaraa’id uu Gudoomiayaha Baarlamaanka DFS uu ku  qabtay magaalada Muqdisho.

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
March 2018
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online