Hay,ada Laanta Socdaalka Iyo Jinsiyaddaha JFS oo dib u furtay xafiiskeedii Garoowe.[Video]

March 14, 2018 - Written by Editor

Garoowe:-Hay,ada Laanta Socdaalka Iyo Jinsiyaddaha Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Sheegtay in ay Shaqadii Xafiiska Garowe ee Hay,ada ay cayrisay Saraakiil Lagu eedeyay gudasho La,aaan Waajibadkoda Shaqo.

Masuuliyiinta Hay,ada Laaanta Socdaalka Soomaaliya ayaa sidoo kale waxba kama jiraan ku tilmaamay Warar ay baahiyeen qaar ka mid ah warbaahintu kuwaas oo sheegayay in ay hakad gashay shaqada Xafiiska Hay,ada ee Garoowe.

Qaar ka mid ah Warbaahinta ayaa Sheegay in uu jiro khilaaf Siyaasadeed oo u dhexeeya Xafiisyadda Hay,ada ee Xarumaha Garowe iyo Muqdisho Balse Hay,addu Arrinkaasi Waa ay Beenisay.

Hoos ka Daawo Hay,ada Laanta Socdaalka Iyo Jinsiyaddaha JFS oo dib u furtay xafiiskeedii Garoowe

A/cawaale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
March 2018
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online