Mooshinka ka dhanka ah Gudoomiyaha Baarlamaanka DFS oo la shaaciyey (Akhriso)

March 25, 2018 - Written by Editor

Muqdisho:-Guddoomiye kuxigeenka 1-aad ee Golaha baarlamaanka DFS C/wali Sheekh Ibraahim Muudey ayaa sheegay in Kalfadhiga 3-aad Kulankiisa 3-aad uu qabsoomi doono maalinta Sabtida ah ee ay taariikhdu tahay 31-Maarso.

Ajandaha kulanka ayuu waxaa uu ku sheegay Guddoomiye kuxigeenka 1-aad ee Golaha Shacabka  C/wali Sheekh Ibraahim Muudey in uu yahay Mooshinka laga keenay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Prof  Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari.

Guddoomiye kuxigeenka 1-aad ee Golaha Shacabka baarlamaanka DFS C/wali Sheekh Ibraahim Muudey ayaa ugu baaqay dhamaan xubnaha Golaha Shacabka in maalinta  Khamiista ah oo ku beegan Maarso 29-keeda 2018, si soo xaadiraan kalfadhiga 3aad ee golaha shacabka  s ay u gutaan waajibkooda Dastuuriga ah .

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
March 2018
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online