Sh Daahir aw Cabdi oo wacdi qiimo leh ka jeediyey Masjidka Rowda ee Boosaaso.[Dhagayso]

March 9, 2018 - Written by Editor

Boosaaso:-Sh Daahir Aw-Cabdi oo ka mid ah culimada Soomaaliya kuwood ugu waaweyn ayaa maanta waxaa uu kalimad naseexo ah ka jeediyey khudbadii Jimce ka dib Masjidka Rowda ee Boosaaso wuxuuna Sheekhu uga hadlay duulaanka haweenka muslimka ah lagu soo qaaday iyo sidda la doonayo in looga saaro guryahooda loona sameeyey maalin ay u dabaaldegaan.

Hoos ka Dhagayso kalimada Sh Daahir Aw-Cabdi ka jeediyey masjidka Rowda ee Boosaaso

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
March 2018
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online