Sh.Maxamuud Xaaji Yuusuf oo fariin u diray Shaqaalaha Idaacada BBC-da Soomaaliga.[Video]

March 3, 2018 - Written by Editor

Garoowe:-Sh.Maxamuud Xaaji Yuusuf oo Fariin u diray Shaqaalaha Idaacada BBC-da Soomaaliga isagoo sheegay in wax laga xumaado ay tahay in idaacadda BBC-da Somaaliga ay buunbuuniso arrimo dhaawacay dhaqan iyo diinta bulshada Soomaaliyeed balse Sheekh ayaa u sheegay umada Soomaaliyed in Idaacadda BBC-da Soomaaliga ay tahay idaacadda ku hadasha afka-Soomaaliga balse aysan ahayn idaacada ay leeyihin shacabka Soomaaliyeed oo u ilaali naysa dhaqanka iyo diintooda Islaamka.

Hoos ka Daawo Sh-Maxamuud Yuusuf oo Fariin u diray Shaqaalaha Idaacada BBC-da Soomaaliga

Mu’asasada Alminhaaj
Garoowe, Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
March 2018
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online