Taliska qaybta Booliska Gobalka Nugaal oo ka waramay howl galo ka socda Garoowe.[Dhagayso]

March 7, 2018 - Written by Editor

Garoowe:-Taliska qaybta Booliska Gobalka Nugaal ayaa waxa uu saxaafadda uga waramay howlgalo ay Ciidamada amaanku ka sameeyeen magaalada Garowe ka dib markii ay maalmihii la soo dhaafay ay dhalinyaro tuugo ah ay waqtiyada habeenkii ka bilaaben magaalada in ay furtaan Mobilada.

Taliyaha Qaybta Booliska Gobalka Nugaal Gaashaanle Sare Faarax Cabdiraxmaan Warsame (Galangooli) ayaa xusay in ay ka hortageen falal lid ku ah amniga oo ay ku kaceen dhalinyaro koox koox ah oo ay geysanaya falal danbiyeedyo ay kula kacayaan shacabka.

Hoos ka Dhagayso waraysigaTaliyaha Qaybta Booliska Gobalka Nugaal Gaashaanle Sare Faarax Cabdiraxmaan Warsame (Galangooli) 

[audio:https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2018/03/Taliyaha-Qaybta-Gobolka-nugaal-.mp3]

Halkaan ka Dhagayso Mp3

M_M_Deeq
Halgan.net

 

 

 

 

Leave a comment

*

Archives
March 2018
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online