Taliyaha qeybta Booliska Gobalka Bari shir jaraaid ku qabtay Boosaaso.[ Video]

March 28, 2018 - Written by Editor

Boosaaso:-Taliyaha qeybta Booliska Gobalka Bari Cabdixakiin Yusuf Xuseen oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Boosaaso ayaa waxaa uu ka hadlay dilal kale duwan oo ka dhacay Boosaaso waxaan uu amaro ku soo rogay baaburta Takaasida ee ka dhex shaqeeya gudaha Boosaaso iyo Gobollada kale waxaan uu ka codsaday in ay isku diiwaan geliyaan sidda ugu dhaqsaha badan.

Hoos ka daawo Taliyaha qeybta Booliska Gobalka Bari Cabdixakiin Yusuf Xuseen

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
March 2018
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online